Wasiirka wasaaradda shaqo gelinta Arrimaha Bulshada iyo Qoyska Somaliland aya maanta Daah furtay shirwaynaha Heer qaran Ee Xuquuqda Caruurta


Marwo Hinda Jaamac Xirsi Gaani wasiirka Wasarada shaqo gelinta Arrimaha Bulshada iyo Qoyska Wasiirka Dhalin yarada iyo Ciyaaraha wasiirka Cadaalada

Wasiir Ku xigeenka Arrimaha Gudaha Agaasimaha Guud ee wasarada Caafmadka Xildhibaan Bidhi qaar kamida saraakisha ciidanka iyo daneeyayal kala duwan

Aya maanta si wada jira uga qayb galay shirka xuquuqda caruurta shirkaso socon doona mudo labo cisho ah lagagana arinsanayo xaquuqda caruurta
Marwo Hinda jaamac aya Ku dheeratay maraaxilki ay laso mareen gacan qabashada caruurta iyo waxyaabaha u qorshaysan ka wasaarad ahaan.

No comment

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *