shaqale ajaaniba oo wadamadodi dib loogu celiyay shaqaalahaso kaal mahooda shaqo ay buuxin karaan muwaadinin reer Somaliland ah
Wasaaradda shaqo gelinta Arrimaha Bulshada iyo Qoyska Somaliland
aya mudooyinki u danbeeyey Ku hawl lanayd sidii ajaanib badan wadamadoodi dib loogu celin laha
Marwo Hinda Jaamac Xirsi Gaani aya Bulshada
Somaliland u iftiimisay in aanay dib u dhici doonin in shaqo muwadin qaban karo uu qof ajaaniba qabto ka wasaarad ahaana ay xooga saari doonan
No comment