Marwo Hinda Jaamac Xirsi Gaani wasiirka wasaaradda shaqo gelinta Arrimaha Bulshada iyo Qoyska Somaliland aya maanata Furtay kulan lagu Dersayo Adeegyada la siiyo dadka dhibanayaasha ah


HARGAYSA {MESAF} 16/12/2018
Wasiirka Wasaarada Shaqo gelinta Arimaha Bulshada iyo Qoyska Somaliland Marwo Hinda Jaamac Xirsi Gaani ayaa Maanta Furtay Kulan Lagu Darsayo Adeega La Siiyo Dadka Dhibanayaasha ah Iyo Caqabadaha Jira,

Geesta Kale Wasiir Hinda Waxay Soo Gebo Gebaysay Kulan Mudo Laba Cisho U Socday Saxafada Ka Hawl Gasha Somaliland lagagana arinsanayey sidii xeerarka wasaaradda loo baahin laha

News

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *