Wasiirka Shaqogalinta JSL ayaa Maanta Furtay Kulan Lagu Darsayo Adeega La Siiyo Dadka Dhibanayaasha ah


Wasiirka Wasaarada Shaqada Iyo Arimaha Bulshada Somaliland Marwo Hinda Xirsi Gaani ayaa Maanta Furtay Kulan Lagu Darsayo Adeega La Siiyo Dadka Dhibanayaasha ah Iyo Caqabadaha Jira, Waxaanay Wasiir Hinda Soo Gebo Gebaysay Kulan Mudo Laba Cisho U Socday Saxafada Ka Hawl Gasha Somaliland.

News

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *