MARWO HINDA JAAMAC XIRSI GAANI AYA MAANTA FURTAY KULAN LAGAGA HADLI DOONO ADEEGYADA LA SIIYO DADKA DHIBANAYASHA AH


Wasiirka Wasaarada Shaqo gelinta Arimaha Bulshada iyo Qoyska Somaliland Marwo Hinda Jaamac Xirsi Gaani ayaa Maanta Furtay Kulan Lagu Darsayo Adeega La Siiyo Dadka Dhibanayaasha ah Iyo Caqabadaha Jira,

Geesta Kale Wasiir Hinda Waxay Soo Gebo Gebaysay Kulan Mudo Laba Cisho U Socday Saxafada Ka Hawl Gasha Somaliland lagagana arinsanayey sidii xeerarka wasaaradda loo baahin laha

No comment

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *