Wasaarada Shaqada Iyo Arimaha Bulshada oo Kaashanaysa Havayoco ayaa Soo Agaasimay Kulan Lagaga Doodayo Shaqo Carbinta


Wasaaradda shaqogelinta, arrimaha bulshada iyo qoyska oo kaashanaysa hayadda Havoyoco ayaa maanta waxay isugu keenan Aqoonyahano Iyo Bulshada Qaybaheeda Kala Duwan  kulan laga doodaayo siyaasadda shaqo carbinta ee qaran (NATIONAL INTERNSHIP POLICY) Kaas Oo Muddo Falanqayntiisu Socotay, Siyaasada Shaqo Carbinta Ayaa Ah Mid Si Weyn Loogu Bahanyahay Iyado Wasaarada ShaqadaIyo Arimaha Bulshada Oo Ka Shanaysa Hayada Havoyoco Ay Mudooyinkii Ugu Danbeyey TalaabooyinMidho Dhala Ka Gaadheen Sidii Sharciga Loo Dhamaystiri Laha Oo Hada Gebo Gebo Ku Dhow,

No comment

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *