Agaasimaha Waaxda Lamanaha ee MESAF ayaa Furtay Kulan Lagu Gorfaynayo Sidii Loogu Dari Laha Qorshaha Qaranka Dadka Naafada ah.


Agaasimaha Waaxda Lamanaha Ee Wasaarada Shaqada Iyo Arimaha Bulshada Somaliland ayaa Maanta Furtay Kulan Lagu Gorfaynayo Sidii Loogu Dari Laha Qorshaha Qaranka Dadka Naafada ah Ee Aan Laxaad Koodu Dhamaystirnayn.

 

Newsvideos

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *