Wasiirka wasaaradda Shaqo gelinta Arimaha Bulshada iyo qoyska Somaliland Oo Kormeer Ku Samaysay macaawinoyin wasaradu gaadhsiisay dadka naafada ah


Wasiirka Wasaarada Shaqo gelinta Arimaha Bulshada iyo Qoyska Somaliland Marwo Hinda Jamac Xirsi Gaani , ayaa Maanta Kormeer Balaadhan Ku Gala Bixiyey Xafadaha Sancani ,Toroboro, Iyo Daami Halkaas Oo Wasiir Hinda Soo Kormeertay Taageero Xoolo Iyo Dhaqaale Iskugu Jirto Oo Lagu Caawiyey Danyarta Ku Nool Deegaanka

No comment

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *