Wasiirka wasaaradda Shaqo gelinta Arrimaha Bulshada iyo Qoyska Somaliland Aya maanta Daah furtay kulan balaadhan o lagaga hadlayo shaqo abuurka dhalinyarada Somaliland


Marwo Hinda Jaamac Xirsi Gaani wasiirka wasaaradda shaqo gelinta Arrimaha Bulshada iyo Qoyska Somaliland aya maanta si Rasmiya u daah furtay kulan balaadhan o lagu gorfayn doono

sidii dhalinta reer Somaliland loogu abuuri laha shaqo
Waxa kulanka kaso qayb galay agaasimaha barnaamijka Shaqo qaran agaasimaha Dalada Sonyo iyo daneeyayaal kale

No comment

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *