Marwo Hinda Jaamac Xirsi Gaani wasiirka wasaaradda shaqo gelinta Arrimaha Bulshada iyo Qoyska Somaliland aya Guud ahaanba qaranka Somaliland uga hambalyeysay bilawga sanad Tirsiyeedka cusub ee Miilaadiga


Marwo Hinda Jaamac Xirsi Gaani aya marlabaad u Hambalyeysay shaqaale waynaha Jamhuuriyada Somaliland Munaasibada fasaxa qaran oo kamida fasaxyada qarankani leeyahay

1/1/2019 oo Ku began 25/Rabiicu Taani/1440 Ee sanadka islaamka
Waxay wasiirku Guud ahaanba shacab waynaha Jamhuuriyada Somaliland u diraysa salaan iyo in sanadka sanadkiisa barwaaqo ilaahay Ku gaadhsiiyo

Alla Mahadleh

No comment

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *