Wasiirka Wasaaradda Shaqogalinta Hinda Jamac Xirsi Gaani oo Qaabishay Xildhibaan Laga Doortay Shefield , ee Dalka UK


Wasiirka Shaqada Iyo Arimaha Bulshada Somaliland Marwo Hinda Jamac Xirsi Gaani ayaa Maanta Hadhimo Sharafeed Ku Maamustay Xilidhibaanadii Ugu Horaysay Ee Afrikaan Ka Soo Baxda Gobolka Sheffield Ee Dalka Ingiriiska Kaltuun yuusuf cisman banday Oo Dhalasho Ahaan Ka Soo Jeeda Dalka Somaliland

No comment

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *