SHACAB WAYNAHA CAASIMADA SOOMALILAND OO KA MARKHAANTI KACAY WAXQABADKA WASIIRKA WASAARADDA SHAQO GELINTA ARRIMAHA BULSHADA IYO QOYSKA SOOMALILAND


Wasiirka Wasaaradda Shaqo Gelinta   Arimaha Bulshada  iyo qoyska Somaliland Marwo Hinda Jamac Xirsi Gaani ayaa Shacabka Caasimada Hargeysa Ku Bogaadiyeen Sanadkii ay Joogtay Wasaarada Guulaha ay Ka Soo Hoysay Arimaha Bulshada Taas Oo Shacabka Ku Abuurtay  Hidiidilo Iyo Kalgacayl Farabadan Oo Ay U Qaadeen Xukumada U Hogaaminayo Madaxweynaha Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi

 

No comment

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *