Wafti Balaadhan oo u hogaaminayo madaxwayne Ku xigeenka Somaliland oo kormeer indha indhayna Ku tegey xarunta dawlada Hoose ee Hargaysa


Waftiga ayaa saaka kormeer ku tagay xarunta dawladda hoose ee Hargaysa, kormeerkaas oo salka ku hayey u kuur-gelida Mashaariicda barmaamijka JPLG-ga sida uu uga socdo halkaasi, waxaanu kormeer ku soo maray mashaariicda horumarineed ee laga fuliyay gudaha caasimadda Hargyasa. Goobaha Waftigu kormeerka Ku maray waxa kamid ahaa xarunta dab-damiska caasimadda iyo dhawr sariibadood oo loo dhisay dadka dan’yarta ah ee ku dhaqan caasimadda.

News

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *