Marwo Hinda jaamac Xirsi Gaani Wasiirka wasaaradda shaqo gelinta arrimaha bulshada iyo Qoyska soomaliland Ayaa habeenimadi xalay ka qayb gashay xaflada sanad guurada madbacada Sagal Jet


Marwo Hinda jaamac Xirsi Gaani aya madashaas ka jeedisay hadalo isugu jira dhiiri gelin iyo dardaaran

News

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *