Marwo Hinda Jaamac Xirsi Gaani aya Guud ahaanba cuqaasha dhalinyarada iyo waxgaradka deeganka faqaayub la qaadatay kulan is xog warasiya
Wasiir Hinda aya Guud ahaanba bulsha waynta deeganka faqaayub u if tiimisay in deeganka faqaayuub uu yahay deeganka baaxad leh sida darteedna uu heli doono waxwalba uu xaq u leeyahay
Marwo Hinda aya Guud ahaanba shirkadaha Macdanta iyo bulshadaba u sheegtay inay u hogaansaman awaamirta wasaaradda Tamarta iyo macdanta iyo Guud ahaanba qaranka Somaliland
No comment