Marwo Hinda Jaamac Xirsi Gaani wasiirka wasaaradda Shaqo gelinta Arrimaha Bulshada iyo Qoyska Somaliland aya maanta si Balaadhan Looguso dhaweeyey degmada Laasciidle


Marwo Hinda Jaamac Xirsi Gaani aya goob fagaare ah kala hadashay shacab waynaha reer Laasciidle ugana mahadnaqday sida balaadhan ee ay uso dhaweeyen

Marwo Hinda aya Guud ahan shacabka ka dhegaysatay warbixinada deeganka kulan is xog waraysiyana la qaadatay masuuliyiinta degmada

News

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *