Wasiirka wasaaradda Shaqo gelinta Arrimaha Bulshada iyo Qoyska Somaliland marwo Hinda Jaamac Xirsi Gaani Cuqaasha salaadiinta iyo waxgaradka deeganada ceelbaxay iyo Faqaayub aya maanta soo afmeeray is Marin waa sharaaiga macdan iyo hantiilayasha Macdanta u dhexeeyey Iyado goobta hore ay usi joogen xubno ka socda Wasaarada tamarta iyo Macdanta Somaliland


Marwo Hinda Jaamac Xirsi Gaani aya Guud ahaanba shacab waynaha deegamada Ku nool ilaahay uga bariday inu u barakeeyo deegamadooda
Una iftiimisay in deegankani yahay deeganki sandalada yahayna mid dadku kuso hirto

Wasiirka aya Bulsha waynta deeganada isugu jira saaxil iyo Togdheer aya Guud ahaanba uga mahadnaqday sida ay u waajeheen xaaladan

Marwo Hinda aya Guud ahaanba si balaadhan ugu mahadnaqday ciidamada kala duwan ee qaranka cuqaasha iyo waxgaradka kaso jeeda deeganadan una sheegtay inay dadka dheer yihiin sandalada sida Somaliland u dheertahay dadka afka soomaliga Ku hadla Xaaji cabdi waraabe

Wasiirka iya geesta kale kulan balaadhan la qaadatay haween waynaha degmada ceelbaxay iyo maamulka deeganka

Wasiirka Hinda aya deegamadan ka higelisay Booyadi ugu horaysay ee la tacaasha xaaladi abaarta
Gunaynta macalimiinta
SamaynSomaliland ce Laasciidle
Ka qayb qaadashada samaynta wadada Faqaayuun 0

No comment

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *