MARWO HINDA JAAMAC XIRSI GAANI WAXAY TACSI TIIRANYO LEH U DIRAYSA WASIIRKA WASAARADDA XANAANADDA XOOLAHA IYO KALUUMAYSIGA MUDANE XASAN GAAFADHI OO MARWADIISI SAFIYA MAXAMED FAARAX MAANTA KU GEERIYOOTAY MAGAALADDA HARGAYSA


Wasiirka wasaaradda Shaqo gelinta Arrimaha Bulshada iyo Qoyska Somaliland Marwo Hinda Jaamac Xirsi Gaani waxay Tacsi tiiranyo leh u diraysa caruurti eheladi qaraabadi ay ka baxday marwo safiya maxamed Faarax xaaski wasiirka wasaaradda xanaanada xoolaha iyo kaluumaysiga mudane xasan Gaafadhi
Marwo Hinda waxay ilaahay uga baryaysa marxuun safiya in ilaahay janatu fardawsa ka waraabiyo

No comment

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *