Marwo Hinda Jaamac Xirsi Gaani Wasiirka wasaaradda Shaqo gelinta Arrimaha Bulshada iyo Qoyska Somaliland aya maanta ka dhagax dhigtay Degmada waridaad MCH loogu adeegi doono hooyada iyo dhalanka


Marwo Hinda Jaamac Xirsi Gaani wasiirka wasaaradda Shaqo gelinta Arrimaha Bulshada iyo Qoyska Somaliland aya maanta si Rasmiya u dhagax dhigtay MCH ka WARIDAAD

Waxaana madashas goob joog ka aha isu duwaha wasaaradda Caafmadka ee Caynaba Maayirka Waridaad iyo saraakil ka socota Haayadda khayriga ah ee QADAR CHARACTER
Oo fulin doona dhismaha MCH ka Waridaad

Marwo Hinda Jaamac Xirsi Gaani aya Bulsha waynta Reer Saraar u xaqiijisay in badiba ay fuleen balan qabadadi uu Madaxwayne Muuse Bixi Cabdi uu balan qaaday wakhtigi kaambaynka oo ay kaw katahay dalacsiinta gobolka oo hore u aha ‘C’
Hadana uu Madaxwaynuhu gaadhsiyay Darajada ‘B’

Saamaynta garoonka kubada cagta Caynaba
Iyado MCH kanina qayb ka yahay balanqaadkaygi wakhtiganu Ku jirnay kaambaynka ee aan kamidka aha gudidigi kaambaynka gobolka Saraar

Marwo Hinda Jaamac Xirsi Gaani
Dhanka kale waxay u mahadnaqday Maayirka waridaad oo bixiyay dhulka xaruntan laga dhisi doono
Iyo haayada QADAR character oo hir gelin doonta

No comment

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *