Marwo Hinda Jaamac Xirsi Gaani wasiirka wasaaradda Shaqo gelinta Arrimaha Bulshada iyo Qoyska Somaliland aya maanta kuso guryo noqotay Somaliland
Kadib markii ay indhawaale safar shaqo ugu maqnayd wadanka Kenya
Safarkaso kuso dhamaaday guulo la taaban karo
Wasiirka Hinda Jaamac Xirsi Gaani waxa gegida diyaaraduhu ka haadan Ee CIGAL INTERNATIONAL AIRPORT kuso dhaweyey shaqaale waynaha Wasaarada Shaqo gelinta Arrimaha Bulshada iyo Qoyska Somaliland
Oo ay ugu horeeyan Agaasime waaxeedyada Wasaarada iyo madax qaybeedada Wasaarada Shaqo gelinta Arrimaha Bulshada iyo Qoyska Somaliland
Wasiir Hinda Jaamac Xirsi Gaani aya uga mahad celisay dhamaanba shaqaale waynaha wasaaradda sida diiran ee ay uso dhaweeyen uguna Hambalyeysay shaqada ay qaranka iyo doorka muuqda e ay Ku leeyihiin Guud ahaanba horumarka qaranka ka socda
No comment