Wasaaradda shaqo gelinta Arrimaha Bulshada iyo Qoyska Somaliland Aya maanta qabatay xuska maalinta Gudniinka Fircooniga Ah


Maxamed Cilmi Aadan Ilkacase Agaasimaha Guud Ee Wasaaradda shaqo gelinta Arrimaha Bulshada iyo Qoyska Somaliland aya maanta furay xuska maalinta Gudniinka Fircooniga ah

Xuskaso ay kaso qayb qaateen
Haayadaha qaramada midoobay iyo ururo caalamiya
Dhamaantodna waxay ku dheeradeen dhibaatada uu leeyahay Gudniinka fircooniga ahi

No comment

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *