Wasiirka wasaaradda Shaqo gelinta Arrimaha Bulshada iyo Qoyska Somaliland Marwo Hinda Jaamac Xirsi Gaani aya maanta daah furtay kulanka xoojinta daneeyayasha la shaqeeya wasaaradda
Marwo Hinda Jaamac Xirsi Gaani aya ugu horayntiiba uga mahadcelisay kaso qayb galayaasha ajiibista madashan iyo siday wakhtigooda qaaliga ahba uguso hureen
Wasiir Hinda aya Ku dheeratay muhiimada ay leedahay ilaalinta iyo daryeelka dadka jilicsan oo ay u horeeyan caruurta ayna mudanyihiin haayadaha kala shaqeeya Arrimaha bulshada siiba caruurta inay ka wasaarad ahaan u mahad celiyan
Ugu danbayntii wasiirka wasaaradda Shaqo gelinta Arrimaha Bulshada iyo Qoyska Somaliland aya shahaado sharaf Ku maamuustay haayadaha iyo NGO yada kala shaqeeya Arrimaha Bulshada
No comment