Maxamed Cilmi Aadan Ilkacase Agaasimaha Guud Ee wasaaradda Shaqo gelinta Arrimaha Bulshada iyo Qoyska Somaliland aya maanta daah furay tobabar kor loogu qaadayo gudiga ilaalinta xaquuqda caruurta
Gudigaso ka kala socotay Guud ahaanba gobolada Somaliland
No comment