Marwo Hinda Jaamac Xirsi Gaani wasiirka wasaaradda Shaqo gelinta Arrimaha Bulshada iyo Qoyska Somaliland aya maanta Ku wareejisay isuduwaha wasaaradda shaqo gelinta Arrimaha Bulshada iyo Qoyska ee gobolka saaxil
Gaadhigaaso uu Ku qaban doono hawlaha shaqo ee wasaaraddu u hayso Guud ahaanba qaranka Somaliland
Marwo Hinda aya uga mahadcelisay Sahra Cabdiraxman Axmed Madaxa mashruuca FCA Finland oo ugu deeqday Wasarada gaadhigan sida hagar la,aanta ah ee ay qaranka ugu adeegan
No comment