Marwo Hinda Jaamac Xirsi Gaani aya maanta gudoonsiisay shahaadoyin arday lagu tobabaray Horumarinta Ganacsiga iyo xirfadaha Shaqo kuwaso tobabarka Ku qaatay xarunta Shaqo doon ee ay wasaaraddu maamusho

Wasiirka aya guud ahaanba u mahadnaqday macalimiinta ardaydan siinayey tobabarka mudadi ay uso samrayeen Gacan qabashada ardaydan ayna hayaan midho dhalkoodi

No comment

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *