Wasiirka Wasaaradda Shaqo Gelinta Arrimaha Bulshada iyo Qoyska Somaliland aya gurmad degdega gaadhsiisay kaamka barakacayaasha Istanbul oo habeenimadi xalay dab xoogani ka kacay
Gurmadkaso isugu jira qaybaha kala duwan ee maacunta , Timir , Booyado Biyo ah ,Bustayaal ,Dhar iyo Bacaha Guryaha
Kuwaso ay wasaaradu kaga qayb qaadanayso gurmadka qaran ee dadkaas loo fidinaayo
Maaha markii koobad ee ay Wasaaraddu gurmad caynkan oo kale ah gaadhsiiso kaamka barakacaysha Istanbul balse ay uun kala duwanaayen marxaladaha hadba kaamkani Ku sugna
Wasiirka aya ugu danbayn ilaahay uga bariday dadki Ku nafwaayey dabka in alle u naxariisto inti Ku dhaawacantayna ilaahay u booga dhayo
No comment