Madaxwayne Ku Xigenka jamhuuriyada Somaliland Mudane Cabdiraxman cabdilaahi ismaaciil Saylici aya maanta si rasmiya u dhagax dhigay warshad safayn doonta patrolka qaydhin warshadaaso laga yagleeli doono magaalada berbera
Ugu horaynba waxaa faah faahin ka bixiyay Madaxa shirkada Singapore new silk oo ah shirkada mashruucani maal gashanaysa aya waxay sheegen inayn awooda saari doonan sidii ay uga qayb qaadan lahaayen
Horumarka guud ahaanba wadanka gaar ahaana wadooyinka iyo korontada
Sidoo kalena ay ka qayb qaadan doonan Shaqo abuurka iyago madashaas ka sheegay inay 300 ok shaqaale ah ka qadan doonan ardayda Ku jirta barnaamijka Shaqo qaran ka shirkad ahaan
Wasiirka Wasaaradda Shaqo Gelinta Arrimaha Bulshada iyo Qoyska Somaliland aya isla munaasibada dhagax dhiga kaso jeedisay khudbad dhinacyo badan taabanaysa kana horumarka guud ahaanba ka socda jamhuuriyada Somaliland
No comment