Wasiirka Wasaaradda Shaqo Gelinta Arrimaha Bulshada iyo Qoyska Somaliland Marwo Hinda Jaamac Xirsi Gaani aya maanta hadhima sharafeed Ku maamuustay Isimada,Cuqaasha,Salaadiint iyo waxgaradka kaso jeeda Bariga gobolka sanaag
Ugu horaynba waxay wasiirku uga mahad celisay sida milgaha iyo maamuuska leh ee ay uso ajiiben
Wasiirka aya u iftiimisay Cuqaasha,Isimada,Salaadiinta iyo guud ahaanba waxgaradka bariga gobolka sanaag inay waxwalba oo ay xaq u leeyihiin ay ka heli doonan jamhuuriyada Somaliland
Ugu danbayntii waxa madasha soo afmeeray Suldaan ka nabada Suldaan maxamed Suldaan xasan
Wuxuuna bogaadiyay Wasiirka Wasaaradda Shaqo Gelinta Arrimaha Bulshada iyo Qoyska Somaliland
Hab maamuuskan ay u samaysay isagoo ka Mara kacay dadaalka iyo wax qabadka ay ka wado guud ahaanba dalka ilaahayna uga baryey inu la garab galo Wasiirka iyo xukuumadiisaba
No comment