Wasaaradda Shaqo Gelinta Arrimaha Bulshada iyo Qoyska Somaliland iyo Immigration Somaliland aya Tobabar u furay saraakiisha Immigration tobabarkaso daaran ilaalinta caruurta
Waxaana tobabarka bixinayey khubaro Ku xeeldheer ilaalinta caruurta afka qalaadna loo yaqaan Children Protection
Oo ka kala socda Wasaaradda iyo Haayada UNICEF
No comment