Wafti wasiiro ah oo uu hogaaminayo Wasiirka Wasaaradda Beeraha Somaliland kana Mid aha wasiirada wasaaradaha Shaqo Gelinta Arrimaha Bulshada iyo Qoyska , Arrimaha Dastuurka ,Tamarta Iyo Macdanta Ayaa maanta Deeganka Beer ee gobolka togdheer ka furay mashaariic horumarineed


Xubno kamida golaha wasiirada Somaliland oo uu hogaaminayo Wasiirka Wasaaradda Horumarinta Beeraha kana mid aha Wasiirka Wasaaradda Shaqo Gelinta Arrimaha Bulshada iyo Qoyska Somaliland

Ayaa deeganka beer ee nawaaxiga Burco xadhiga kaga jaray sadex kinaal oo loogu tala galay in ay munaafacàad sadaan dadka beeralayda ah iyo tiro cagafyo ah oo iyana la siiyay beeralayda kala duwan ee duganka

Ugu horaynba Wasiirka Wasaaradda Horumarinta Beeraha Somaliland aya kula dardaarmay Bulshada deeganka Beer inay ilaashadan waxqabadka ay xukuumadu uga hirgelisay deeganka iyada oo ay mashruucan iska kaashaden haayada Faw iyo Somaliland

Marwo Hinda Jaamac Xirsi Gaani aya iyana madashaas dadka deeganka uga jeedisay hadalo dhaxal galaya kuna dhiiri gelisay waxwada qabsiga iyo ilaalinta agabka kala duwan ama mashaaricda looga fuliyay deeganka

No comment

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *