Wasiirka wasaaradda shaqo gelinta Arrimaha Bulshada iyo Qoyska soomaliland marwo Hinda Jaamac Xirsi Gaani aya magaalada caynaba kaga qayb gashay kulano dhawr ah kuwaso kala ah tobabarka Haweenka Hanka leh ,Tacadiyada ka dhanka ah dadka Nugul,iyo dumar lagu tobabarayo farsamada Gacanta


No comment

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *