Agaasimaha guud ee wasaaradda shaqo Gelinta Arrimaha Bulshada iyo Qoyska Soomaliland mudane Cabdirashiid ibraahim sheekh cabdiraxmaan ayaa maanta kulan la qaatay haayadaha caalamiga ah iyo kuwa maxaliga ah


Agaasimaha guud ee wasaaradda shaqo Gelinta Arrimaha Bulshada iyo Qoyska Soomaliland mudane Cabdirashiid ibraahim sheekh cabdiraxmaan ayaa maanta kulan la qaatay haayadaha caalamiga ah iyo kuwa maxaliga ah kulankaso daarana sidii gurmad loo gaadhsiin lahaa dadki ku wax yeelobay roobabkii ka da,ay caasimada Soomaliland

No comment

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *