Sida uu dhigayo Qodobka 12aad ee Xeerka Shaqaalaha Rayidka ah sanad walba waxaa u qofka shaqaala ahi leeyahey isugeyn 12 maalmood oo fasaxyada qaran ah (public holidays), oo qofka shaqaalaha ahi uu qaadanayo boqolkiiba boqol (100%) mushaharkiisa, hadii uu shaqeeyo waana sidan:

-
Agaasimaha guud ee wasaaradda shaqo Gelinta Arrimaha Bulshada iyo Qoyska Soomaliland mudane Cabdirashiid ibraahim sheekh cabdiraxmaan ayaa maanta kulan la qaatay haayadaha caalamiga ah iyo kuwa maxaliga ah
-
Wasaaradda shaqo Gelinta Arrimaha Bulshada iyo Qoyska Soomaliland ayaa maanta tobabar socon doona sadex cisho uga furtay xarunta gobolka togdheer gudiga dhawrida caruurta
No comment