Wasaaradda shaqo Gelinta Arrimaha Bulshada iyo Qoyska Soomaliland ayaa maanta tobabar socon doona sadex cisho uga furtay xarunta gobolka togdheer gudiga dhawrida caruurta


Wasaaradda shaqo Gelinta Arrimaha Bulshada iyo Qoyska Soomaliland ayaa maanta tobobar aqoontooda kor loogu qaadayo u qabatay gudiga ilaalinta caruurta ee gobolka togdheer tobobarka oo ay iska kaashanayaan UNICEF iyo wasaaradda

Ugu horayna waxaa faahfaahin ka bixisay tobobarka madaxa ilaalinta caruurta iyo sarkaal sare oo ka socda haayadda UNICEF.
Tobobarkan oo socon doona mudo sadex cisho ah

No comment

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *