Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Shaqo Gelinta, Arrimaha Bulshada & Qoyska mudane Abdirashid Ibrahim Abdirahman oo ay wehelinayaan waftiga dawlada Somaliland ka socda ee booqanaya hay’adaha Farsamada Gacanta ee dalka Jarmalka ayaa kulan la qaatay Agaasimaha Shaqada & Shaqaalaha ee Wasaaradda Dhaqaalaha, Shaqada & Guryeynta ee gobolka Baden-Wurttemberg


No comment

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *