Waxaan maanta ka qayb galay xaflada daah furka habraac-yadda iyo hagayaasha maamulka shaqaalaha dawladda.


Waxaan maanta ka qayb galay xaflada daah furka habraac-yadda iyo hagayaasha maamulka shaqaalaha dawladda.
Muhiimad wayn ayey qaranka ugu fadhiyaan shaqaalaha dawladu sidaas darteed tayadooduna wa mid aan meesha ka madhnayn.
Adeegaha marka aqoontiisa akhlaaqdiisa iyo xuquuqdiisa la dhamays tiro ayu waajihi kara nidaam shaqo oo si hufan u dhaca.
Run ahaantiina qaranku tacab badan ayuu gelinaya shaqaalaha dawlada iyado aanu la kaashanayno world bank dhaqaale ahaan

No comment

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *