Wasiirka wasaaradda shaqo Gelinta Arrimaha Bulshada iyo Qoyska Soomaliland iyo agaasimaha guud ee wasaaradda ayaa maanta kulan la qaatay madaxa iskaashiga iyo horumarinta ee saafarada Sweden ku leedahay wadanka kenya.


Kulankaaso lagaga wada hadlay xoojinta iyo dardar gelinta wada shaqaynta labada dal.
Waxaana kamid ahaa qodobaday kawada hadleen horumarinta haweenka Soomaliland iyo ka qayb galka siyaasadda&shaqo abuurka.
dhanka kale waxay taageereen waxqabadka balaadhan ee ka socda guud ahaamba dalka.

News

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *