Soo bandhigida hibooyinka darba jiifka ah.


Wasaaradda shaqo Gelinta arrimaha bulshada iyo qoyska soomaliland ayaa ciyaaro u qabatay caruurta darba jiifka ah ee ku nool shaaracyada magaalada hargaysa

dhanka kale wasaaradu waxay u qaybisay caruurta darba jiifka ah dhar ay ka xidhaan dhaxanta

News

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *