Wasaaradda shaqo Gelinta Arrimaha Bulshada iyo Qoyska jamhuuriyada Soomaliland oo kaashanaysa haayadda Unicef ayaa maanta tobabar usoo xidhay maamulayaasha xarumaha lagu daryeelo caruurta agoonta ah.


Wasaaradda shaqo Gelinta Arrimaha Bulshada iyo Qoyska jamhuuriyada Soomaliland oo kaashanaysa haayada unicef ayaa maanta tobabar usoo xidhay maamulayaasha xugsiyada lagu hayo caruurta aan lahayn waalidka.

Tobabarkaa oo ku saabsana kobcinta iyo kor u qaadida xaaladaha nololeed ee caruurta iyo xuquuqaadka ay leeyihiin caruurtasu
Wasaaradda ayaa guud ahaamba wada dadaalo kor loogu qaadayo heerarka nololeed ee guud ahaamba xarumaha caruurta lagu daryeelo.

No comment

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *