Wasaaradda shaqo Gelinta Arrimaha Bulshada iyo Qoyska jamhuuriyada Soomaliland Waxay fasax gelinaysaa guud ahaamba shaqaalaha rayidka ah
Wasaradu iyada oo dabaqaysa Xeer LR-31/2004 Xeerka shaqalaha Rayidka ah Farqadiisa 12aad,
Wasaaraddu Waxay Dhambaal hambalyo ah u diraysaa guud ahaamba Shaqaalaha Rayidka ah ee jamhuuriyadda Somaliland, Waxaanay ilaahay uga Baryaysaa in sanadka sanadkiisa Barwaaqo iyo Badhaadhe ay ku Gaadhaan.
No comment