Wasaaradda shaqo gelinta arrimaha Bulshadda iyo qoyska jamhuuriyadda soomaliland ayaa manta qabatay shirwayne diirada lagu saaraayo qorshe hawleedka sanadka 2020.
Shirkan oo daba socday shir ay wasaaradu hore u qabatay isla markaana isla xisaabtan ahaa.
Shirkan ayaa socon doona mudo laba cisho ah isla markaana ay hogaaminayaan masuuliyiinta wasaaradda oo ay ugu horeeyaan wasiirka wasaaradda marwo Hinda Jaamac Xirsi Gaani iyo agaasimaha Guud Ee Wasaaradda mudane Cabdirashiid Ibraahim Sheekh Cabdiraxmaan.
No comment