Wasaaradda shaqogelinta, arrimaha bulshada iyo qoyska jamhuuriyada Soomaliland oo kaashanaysa hayada {Save the children}
aya maanta qabatay kulan lagu soo bandhigaayo daraasad laga sameeyey doorka iyo xaaladda arrimaha bulshada ee dalka.
Daarasaddan waxaa la sameeyey sannadkii hore. Waxaana wada sameeyey Wasaaradda iyo Hayadaha kala duwan ee ka shaqeeya arrimaha bulshada.
Daraasadan ayaa horseed ka noqon doonta in guud ahaamba la ogaado xaalada arrimaha bulshada taaso sahlaysa isla markaana fududaynaysa gaadhsiinta iyo ogaanshaha dadka nugul amse jilicsan.
No comment