Wasiirka wasaaradda shaqo Gelinta Arrimaha Bulshada iyo Qoyska jamhuuriyada Soomaliland iyo agaasimaha guud ee wasaaradda ayaa maanta si wada jira ugala wareegay haayada caalamiga ah ee UNICEF gaadhi.


Wasiirka wasaaradda shaqo Gelinta Arrimaha Bulshada iyo Qoyska jamhuuriyada Soomaliland iyo agaasimaha guud ee wasaaradda ayaa maanta si wada jira ugala wareegay haayada UNICEF gaadhi xaajiyada oo ay haayadu ugu tala gashay hawlaha caruurta.

Wasiir Hinda jaamac xirsi Gaani ayaa uga mahadnaqday haayada UNICEF wada shaqaynta dhaw ee ay ka wasaarad ahaan leeyihiin isla markaana ay tahay haayadaha ugu waxqabadka badan Arrimaha Bulshada gaar ahaan Arrimaha caruurta.

No comment

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *