Wasiirka wasaaradda shaqo Gelinta Arrimaha Bulshada iyo Qoyska jamhuuriyada Soomaliland Marwo Hinda jaamac xirsi Gaani ayaa maanta deeq raashina gaadhsiisay deegaanada salaxlay iyo Hawd.Wasiirka wasaaradda shaqo Gelinta Arrimaha Bulshada iyo Qoyska jamhuuriyada Soomaliland Marwo Hinda jaamac xirsi Gaani ayaa maanta deeq raashina gaadhsiisay deegaanada salaxlay iyo Hawd.


Wasiirka wasaaradda shaqo Gelinta Arrimaha Bulshada iyo Qoyska jamhuuriyada Soomaliland Marwo Hinda jaamac xirsi Gaani ayaa maanta deeq raashina gaadhsiisay deegaanada salaxlay iyo Hawd.
Deeqdan raashinka ah ayaa ka kooban min boqol qoys oo danyara wadarta guudna ay isku noqonayso laba boqol oo qoys.

No comment

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *