Wasiirka Wasaaradda shaqo Gelinta Arrimaha Bulshada iyo Qoyska Jamhuuriyada Somaliland ayaa maanta daah furtay mashruuca shaqo abuurka oo MAAL-GELIN Ganacsi loogu sameeyey 25 Haween dan yar ah oo ku nool Gobolka Marodijeex, kaasi oo laga maal geliyay miisaaniyada qaranka. Wasaaraddu waxay siddoo kale barnaamijkan ka fulin doontaa dhawaan Gobolada kale ee dalka.

No comment