Wasiirka wasaaradda shaqo Gelinta Arrimaha Bulshada iyo Qoyska jamhuuriyada Soomaliland Marwo Hinda Jaamac xirsi gaani ayaa maanta daah furtay kulan balaadhan oo lagu gorfaynaayo Xeerka kufsiga iyo xeerka gudniinka fircooniga ah. Gorfayntan ayaa socon doonta mudo laba cisho ah.


No comment

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *