Wasaaradda  shaqo  Gelinta Arrimaha Bulshada iyo Qoyska jamhuuriyada Soomaliland oo kaashanaysa hayada UNICEF ayaa tababar ku saabsan ilaalinta xuquuqda caruurta ugu qabtay gudiyada xaafadaha dagmada Odweyne. si kor loogu qaado aqoonta iyo awooda gudiyada ka shaqeeya  ilaalinta xuquuqda caruurta.


Wasaaradda  shaqo  Gelinta Arrimaha Bulshada iyo Qoyska jamhuuriyada Soomaliland oo kaashanaysa hayada UNICEF ayaa tababar ku saabsan ilaalinta xuquuqda caruurta ugu qabtay gudiyada xaafadaha dagmada Odweyne.

si kor loogu qaado aqoonta iyo awooda gudiyada ka shaqeeya  ilaalinta xuquuqda caruurta.

No comment

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *