Wasaaradda Shaqo-gelinta, Arimaha Bulshada iyo Qoysku JSL oo kaashanaysa hayadda UNICEF ayaa tobabar u qabatay gudiyada xaafadaha defmada laascaanood.


Wasaaradda Shaqo-gelinta, Arimaha Bulshada iyo Qoysku
Iyadoo kaashanaysa hayadda UNICEF waxay tababer socondoona mudo sedex cisho ah oo ku saabsan ilaalinta xuquuqda caruurta uqabteen gudiyada xaafadaha dagmada lasanod ee ka shaqeeya arimaha ilaalunta xuuqda caruurta

News

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *