October 20, 2020

Wasaaradda Shaqo-gelinta Arrimaha Bulshada Iyo Qoyska JSL oo kaashanaysa hay,adda UNICEF ayaa tobabar la xidhiidha arrimaha caruurta ugusoo gebagebaysay magaalada caynaba gudiyada xaafadaha degmda.
Wasaaradda shaqo-gelinta arimaha bulshada iyo qoysku iyadoo kaashanaysa hayadda UNICEF waxay tababer socon doona mudo sedex cisho ah uqabteen 45 ... Read More