Wasaaradda Shaqo-gelinta Arrimaha Bulshada Iyo Qoyska JSL oo kaashanaysa hay,adda UNICEF ayaa tobabar la xidhiidha arrimaha caruurta ugusoo gebagebaysay magaalada caynaba gudiyada xaafadaha degmda.


Wasaaradda shaqo-gelinta arimaha bulshada iyo qoysku iyadoo kaashanaysa hayadda UNICEF waxay tababer socon doona mudo sedex cisho ah uqabteen 45 xubnood oo ka kala socda gudiyada ilaalinta xuuqda caruurta ee xaafadaha Aynabo si aqoontooda ilaalinta xuquuqda caruurta kor loogu qaado.

No comment

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *